Somaliland iyo Aqoonsi Israel: Halista Kala Go’ista iyo Mustaqbalka Xuduudaha Afrika
Israel oo ku dhawaaqday aqoonsi ay u fidisay Somaliland, gobolka oo wajahaya su’aalo siyaasadeed oo cusub Israel ayaa ku dhawaaqday inay aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax bannaan.…